Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowladda Somalia oo war kulul ka soo saartay weerarkii lagu qaaday ciidamada ATMIS, kuna baaqday..

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowlada Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii ay Al-Shabaab saaka ku qaadey saldhiga ciidamadda howlgalka ATMIS ee degaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Qoraal ka soo baxay dowlada Somalia ayaa waxay kaga dalbatay beesha caalamka in la kordhiyo taageerada la siiyo howlgalka ATMIS.

“Waxaan beesha caalamka ugu baaqaynaa in taageero heerkeedu sareeyo ay siiyaan ciidamadda AMISOM iyo howlgalka ATMIS si ay u dabar-gooyaan argagixisadda Soomaaliya,”

ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka wasaaradda.

Weli si dhab ah looma ogga khasaaraha guud ee weerarkaas ku bilowday qaraxyada oo ay sheegatay masuuliyadiisa kooxda Al shabaab, taliska ciidamada ATMIS ayaan isna weli ka hadlin weerarkan iyo khasaaraha soo gaaray ciidankooda

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO ENGLISH KU QORAN:-

 

Related posts

Ciidan katirsan booliiska Soomaaliya oo maanta dad shacab ah ku dilay Duleedka Muqdisho

Cabdi Cade

Trump oo si yaab leh uga hadlay Muslimiintii lagu laayey wadanka New Zealand

Caydiid Ali

Madaxweyne Deni oo qodob muhiim ah kala hadlay danjire Tina Intelmann (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---