Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Sawirro) Axmed Karaash oo fagaare kula ciiday shacabka Magaalada Boosaaso

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed karaash ayaa Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo dadweyne kale kula ciiday fagaare ku yaalla magaalada Boosaaso.

Axmed Karaash ayaa Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada reer Puntland faray inay  is garabsadaan oo ay si wadajir ah uga shaqeeyaan midnimada, wadajirka iyo sugida amaanka.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Related posts

Xildhibaan Ciyaar Jecel oo shaaciyay Sababta uu uga tanaasulay Doorashada socota !

Cabdi Cade

Xubno katirsan Dagaalyahanada Al Shabaab oo Weerar qorsheesan lagu dilay

Cabdi Cade

Siyaasi caan ah oo ka shifay Qorshe hoose ay wadaan Gudoonka golaha Shacabka !!

Cabdi Cade
Taboola Ads ---