Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Tirinta codadka Wareega 1aad oo la soo afjaray (Sidee codadka loo kala helay?)

Waxaa la soo gebagebeeyey tirinta codadka Wareega koowaad ee doorashada golaha shacabka Baarlamanka Somalia oo ay ku tartamayeen illaa todobada Musharax.

Musharaxiinta ayaa codadka u kala helay wareega koowaad sidan:-

1- C/rashiid Maxamed Xiddig 6
2- C/llaahi Axmed Aadan Black 33
3- Aadan Maxamed Nuur Saransoor 23
4-Xassan Cabdi Nuur 98
5- Sadiiq C/llaahi Cabdi 5
6- Shariif Maxamed C/lla 13
7-Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)74

Sidaas awgeed waxaa sida gudoonka sheegay waxaa wareega labaad ee doorashada u gudbaya afarta musharax ee ugu codadka badan haddii la waayo musjaraxiin tanaasula kuwaasoo kala ah:-

1- Xassan Cabdi Nuur
2- Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)
3- C/llaahi Axmed Aadan Black
4-Aadan Maxamed Nuur Saransoor

 

Related posts

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farnaajo oo Saxiixay Sharci Guddi cusub lagu dhisay

Cabdi Cade

Canshuurta laga qaado Shacabka Muqdisho oo la Musuq maasuqo iyo Gudoomiye Yariisow oo ka hadlay

Cabdi Cade

Madaxweyne Xasan oo dhabarka ka jabiyay Xil: Fowsiyo Xaaji oo u sharaxneyd xilka Guddoomiyaha…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---