Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Taliska Booliska Soomaaliya oo iska fogeeyey eedeymo loo jeediyey

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa beeniyey eedeymo loo jeediyey Booliska oo ay ka mid ahaayeen iney xireen Xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa iyo iney weerareen Gudoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka.

Qoraal uu soo saaray taliye Xijaar ayuu ku sheegay in dhamaan eedeymahas iyo kuwo kale aysan waxba ka jirin, Booliskana aysan wax lug laheyn.

Hoos ka akhriso qoraalka qoraalka taliska Booliska

Related posts

Puntland: “Laga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweynaha dalka”

Caydiid Ali

Axmed Madoobe oo diyaariyay Liiska Musharaxiinta u taagan Aqalka sare

Cabdi Cade

Xamse Barre oo labo arrin ka codsaday Madaxweyne Samia Suluhu Hassan

Caydiid Ali
Taboola Ads ---