Allbanaadir.com
NEWS

Doorashadii Gudoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare oo lagu kala baxay

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey doorashada gudoonka golaha aqalka sare ee Baarlamanka Somalia oo ka socotay magaalada Muqdisho.

Doorashadii gudoomiye kuxigeenka labaad ayaa goor dhow lagu kalaa baxay waxaana u taagnaa labo musharax oo wareegii labaad isku soo haray Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Senator Cabdullaahi Cali Xersi “Timacadde”.

Gudoonka KMG ah Golaha aqalka sare oo ku dhowaaqay natiijada ayaa shaaciyey in gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha uu ku guuleystay Senator Cabdullaahi Cali Xersi “Timacadde oo helay codad 30 gaaraya, halka musharaxii la tartamayey ee Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag uu helay 23 cod. waxaana xumaaday hal cod

Related posts

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Go’aanka Kenya kuna hanjabtay in talaabo qaadeyso

Cabdi Cade

Diyaarad ku burburtay magaalada Caabudwaaq iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Saraakiil iyo ciidan loo xiray Weerarkii Xeebta Liido iyo baaris ku socota

Cabdi Cade
Taboola Ads ---