Gollaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal ay goordhaw soo saareen waxa ay hambalyo ugu direen guddoomiyaha cusub ee Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta mar kale loo doortay Guddoomiye.
Musharaxiinta ayaa sheegay in Cabdi Xaashi Cabdullaahi uu udub dhaxaad u ahaa Badbaado qaran iyo ragii kahor yimid muddo kororsigii sharci darada ahaa uu damaaciyay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo .
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.comÂ