Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Faahfaahin: Haweeney caan ka aheyd barta Tiktok iyo Ilmo yar oo lagu dilay Boosaaso

Waxaa soo baxaya Haweeney iyo ilmo yar oo xalay saqdii dhexe lagu dilay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari

Marxuumad Raaqiyo Faarax ayaa sida la sheegay xabado ku furay nin cabsan oo soo isticmalay waxyaalaha maanka dooriyaha ah waxaana la geeriyooday wiil yar oo walaalkeed ah.

Raaqiyo waxay caan ka ahayd Baraha Bulshada gaar ahaan aaladda Tiktok oo ay asxaab badan iyo taageerayaalba ku laheyd.

Lama oga sheegin in ninka falka geystay u baxsaday iyo in kale, laamaha amaanka magaalada Boosaaso ayaan sidoo kale ka hadlin dhacdadan naxdinta leh oo saaka laga hadal hayo Boosaaso.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Haweeney Baraha bulshada taageero ugu muujisay maamulka Somaliland oo la xiray

Cabdi Cade

Maxaa ka jira inuu Facebook kasoo hadlay taliyihii la waayey Shaah-macabe?

Caydiid Ali

Rooble oo Guddi baaritaan u Magacaabay weerarkii ka dhacay Xafiiskiisa (Magacyada)

Caydiid Ali