Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia ayaa maanta oo ku beegan 23 April 2022 ku yeelan doona kulan xaruntooda Magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanku ayaa la sheegay inuu yahay dhegeysiga Hadal-Jeedinta Musharraxiinta u tartamaya Guddoonka Aqalka Sare sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay gudoonka KMG ah ee golahaas.
HOOS KA AKHRISO JADWALKA KHUDBADAHA MUSHARAXIINTA AQALKA SARE
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.comÂ