Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Sawirro) Wasiir Saaxiib dhow la’ ah RW Rooble oo xildhiban loogu doortay Ceelwaaq

Doorashada lix ka mid ah 16ka kursi ee gobolka Gedo ayaa saaka ka bilaabatay magaalada Ceelwaaq.

Kursigii ugu horeeeyey ayaa goor dhow halkaas lagu doortay, kaasoo ah HOP119, waxaana ku soo baxay Wasiirka Waxbarashada Xukuumada Somalia C/llaahi Abuukar Xaaji (C/llaahi Carab).

Guddiga doorashada Jubbaland ayaa sheegay Musharax Xildhibaan C/casiis C/llaahi Ibraahim la tartamayey Wasiir Carab uu tanaasulay sidaasna ergadu ay gacantaag ugu codeysay wasiirka.

Wasiirka waxbarashada Xukuumada Somalia C/llaahi Abuukar Xaaji (C/llaahi Carab) ayaa saaxiib dhow la ah Raisul Wasaaraha dalka Maxamed Xuseem Rooble.

Wasiir Carab iyo musharaxiin kale ayaa saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho kuwaasoo gaaray Ceelwaaq saacad ka hor inta aysan bilaaban doorashada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com 

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Raisul Wasaare Abiy Ahmed

Caydiid Ali

DFS oo saxiixday heshiis looga cafinayo lacag dhan $100 Milyan (Sawirro)

Cabdi Cade

(Daawo Sawirro) Wasiiro dokumentiyo muhiim ah u gudbiyey RW Xamse

Caydiid Ali