Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxkamadda ICJ oo xukuntay kiis la mid ah kii badda ee Kenya & Soomaaliya

Maxkamada Cadaalada ee ICJ ayaa maanta xukun ay soo saartay ku taageertay dalka Nicaragua iyada oo go’aamisay in Colombia ay si dhaqsi ah u joojiso hawlgalkeeda shidaalka ayna isku daydo inay aqbasho baaritaanada xuduud badeeda iyo kalluumeysa biyaha ee ay ICJ u xukunktay Nicaragua.

Go’aanka ay qaadatay maxkmada hague ma ahan mid wax laga badeli karo

Xukunka Maxkamada Hague ayaa ku raacay Nicaragua cabashadii ay soo gudbisay sanadkii 2013 oo ahayd in Colombia ay ku xadgudubtay madaxbanaanida wadanka iyo xuduudaheeda dhinaca badda ee Caribbean ka.

Dalalka Nicaragua iyo Colombia ayaa mudo tobanaan sno ah ku muransanaa cid u talineysa jasiiradaha Archipelago ee ku kala yaala San Andrés, Providencia and Santa Catalina, dhaqdhaqaaqyada muranka biyaha ayaa salka ku hayay is-mariwaayo hore oo ka dhaxeeyay labada dal.

 

 

Related posts

Doorasho maanta ka dhaceysa Kismaayo iyo cidda soo baxeysa oo lasii…

Cabdi Cade

Shaqaalaha Qaramada Midoobay oo deg deg looga saarayo Itoobiya iyo xaalada oo kasii dartay

Cabdi Cade

Ciidamada Somaliland oo laga saaray inta badan Laascaanood ka dib dagaalkii caawa

Caydiid Ali
Taboola Ads ---