Qoraal kasoo goordhaw kasoo baxay guddoonka Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Heer Federaal FEIT ayaa baaq loogu diray xubno katirsan guddigaasi oo shalay gaaray Garbahaarey, kuwaa oo sheegay in ay qabanayaan doorasho.
Guddiga doorashada ayaana sheegay in xubin walba oo guddigan FEIT ka tirsan oo qaada talaabo aan waafaqsaneyn go’aankii guddiga ee kor ku xusan ay ku sifoobi doonaan kuwo caqabad ku ah hanaanka geedi socodka iyo dhameystirka doorashooyinka, cawaaqib xumada ka dhalatana ay masuuliyadeeda iyagu qaadi doonaan.”
Halkan ka Akhriso qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com