Allbanaadir.com
NEWS

Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo cabanaya (Akhriso)

Qaar kamid ah Agaasimayaasha iyo shaqaalaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa waxay cabanayaan xadgud ay sheegeen inuu kula kacay Wasiirka Wasaaradda Mudane Cabdi Sheekh Axmed.

Shaqaalahan wasaaradda ayaa ka cabanaya in Wasiirku si gaar ah ugu beegsaday tuhun la xiriira in ay faafiyeen dokumentiyo qarsoodi ahaa oo loo gubdiyey shirkaddo cabasho ka gubdiyey Wasiirka.

Wasaaradda Boostada ayaa waxaa maalmahaan dambe ka soo baxayey cabasho la xiriirta isdabamarin, waxayna ahayd todobaadkii hore markii seddex shirkad oo ka cabanayo isdabarmin Mashruuc uu maalgelinayey Baanka Adduunka (WORLD BANK) ay cabasho ka gudbiyeen Wasiirka.

 

Related posts

Dhismaha Waddada Laamiga ee Via Laberia oo maanta xarigga laga jaray (Sawirro)

Cabdi Cade

(Daawo Sawirro) Maxay ka wada hadleen Shiikh Shariif & Guddoomiye Cumar Filish?

Caydiid Ali

(Sawirro) Xafiiska RW Rooble oo War ka soo saaray heshiiskii caawa lagu gaaray Muqdisho

Caydiid Ali