Allbanaadir.com
NEWS

Daawo Sawirada: Shir looga hadlayay Dar Dar Gelinta Horumarinta G/Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

Wayaa maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar lagu qabtay Shir muhiim ah oo looga hadlayay Dar Dar Gelinta Horumarinta Degmooyinka Gobalka Banaadir .

Shirkan aya waxaa Shir Gudoominayay Ku simaha duqa muqdisho ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Iyo Maaliyadda Gobalka Banaadir mudane Xuseen Maxamed nuur, muhiimada ugu weyn ee kulankan maanta loo qabtay ayaa ahaa mid diirada lagu saarayay sidii loo dar dar Gelin lahaa Arimaha horumarinta Gobalka Banadir oo ka Socota dhammaan Degmooyinka Gobalka Banaadir Xubnaha

Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobalka aya kulankan u dhamaa iyadoo ay soo jeediyeen tallooyin ku Saabsan sidii looga wada shaqeyn lahaa arimaha horumarinta Degmooyinka Gobalka oo xiligan Maamulka Gobalka uu Dadal dheeraad ah ugu jiro sidii howshan looga dhabeyn lahaa.

Inta shirkan uu soconayay ayaa xubnaha Gudoomiyayaasha Degmooyinka waxay soo jeediyeen in ay balan qaadayaan sidii ay usoo wada lahaayeen dadaalkooda dheeraad ah ee ku Wajahan ka dhabeynta arimaha horumarinta Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo Sawirada: Luka Modric oo ku guuleestay Abaal Marinta Xidiga Aduunka Ugu Fiican

Cabdi Cade

Ridista Xukuumadii R/W Kheyre oo lagu tilmaamay Shirqool lasoo abaabulay !!

Cabdi Cade

Wararkii Ugu Dambeeyay Banaan baxyo rabshado wata oo laga cabsi qabo in Muqdisho ka dhacaan iyo ciidamo badan oo…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---