Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Doorashada kursi ka mid ah Golaha shacabka oo xalay ka dhacday Jowhar (Sawirro)

Doorashada Kursiga tirsigiisu yahay Hop024 ayaa saqdii dhexe lagu qabtay magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle.

Waxaa ku tartamay Murashixiinta kala ah ;

  1. Maxamed Axmed Maxamed Beereey
  2. Yuusuf Maxamed Cabdi ( Xaaji Dool)
  3. Bashiir Macalin Cali Xasan
  4. Abdulkadir Arabow Ibrahim.

Sida uu sheegay Guddiga doorashada Hirshabelle Murashax Maxamed Axmed Maxamed (Beereey) ayaa ku guulaystay kursigan ka dib markii uu ka cod batay musharaxiintii kale.

Murashaxiinta ayaa cododka u kala helay sida tan;

  1. Bashiir Macalin Cali Xasan 7-Cod
  2. Cabdiqaadir Carabow Ibraahim. 7-Cod
  3. Yuusuf Maxamed Xaaji Dool 25-Cod
  4. Maxamed Axmed Maxamed Beereey 59-Cod

waxaa xumaaday 3 cod, iyadoo ay xusid mudan tahay in Beerey sanadkii 2016 looga adkaaday doorashada kursigan oo uu ku guuleystay Xildhibaan C/qaadir Carabow.

https://www.youtube.com/watch?v=OhgBbb8E5tI

Related posts

(Sawirro) Xassan Shiikh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada dalal ka tirsan Yurub

Caydiid Ali

Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Talyaaniga oo laga reebay Wariyaal iyo Sawir qaadayaal ka… 

admin

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xilka kala Wareegay Ra’isul Wasaarihii Hore (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---