Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Cusmaan Max’ed Cilmi oo lagu dilay Baladweyne iyo faahafaahino ka soo baxaya

Allaha u naxariistee waxaa caawa xaafadda Dhagaxjebis ee magaalada Beledweyne lagu dilay guddoomiyihii hore ee waxbarashada maamulka gobolka Hiiraan Cusmaan Caato.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in dilka marxuumka ay ka dambeeyeen rag bastoolado nku hubeeysan oo goobta ka baxsaday

Ciidamada ammaanka Magaalada Baladwayne ayaa wada howlgallo lagu baacsanayo raggii fuliyey dilka marxuumka inkastoo aysan illaa hadda ku guuleysan.

Lama moga sababta loo dilay ninkan, waxayna dhacdadan ku soo beegmeysaa xili dhowaan ay ka dhaceen Magaalada Baladweyne qaraxyo lagu hoobtay oo dad badan ku dhinteen, kuna dhaawacmeen.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Xamaas oo War ka soo saartay dilka hogaamiye Yahya Sinwar

Caydiid Ali

Ciidamada dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo isku diyaarinaya guluf dagaal (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Maxay Taliban u dooneysaa iney soo celiso xiriirkii Mareykanka?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---