Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Boqolaal qof oo ku dhintay daadad ku dhuftay gobolka KwaZulu-Natal (Sawirro)

In ka badan 250 qof aya dhintay markii daadad khasaare geystay ay ku soo rogmadeen gobolka KwaZulu-Natal ee dalka Koonfur Afrika

Saraakiisha deegaanka ayaa ku baaqaya in lagu dhawaaqo xaalad deg deg ah, kadib markii deegaanada qaar ay ka da’een roobab mahiigaan ah.

Duufaantan ayaa lagu tilmamay tii ugu xumeyd ee soo marta taariikhda dalkaas”.

Dhiiqo ay daadadku soo rogeen ayaa dadka ku hoos xayirtay dhismayaasha, iyadoo la filayo in daadad kale ay soo rogmadaan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in caqabadda ugu wayn ee hortaagan dadaallada samata bixinta ay tahay iyadoo aan waxba la arki karin waxayna diyaaradaha qummaatiga u kaca ay sii wadaan in ay dadka u daad gureeyaan meel badbaado leh.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Xogta lacagta Isra’iil uga baxday Dagaalka Xamaas iyo Xisbullah oo la shaaciyay

Cabdi Cade

Madaxweyne Xaaf oo shaaca ka qaaday in uu tagi waayay Gurigiisa Muqdisho kana hadlay …

Cabdi Cade

Xaflad dhiiragalin ah oo loo sameeyay Musharax C/raxmaan Macalin Xuseen

Caydiid Ali
Taboola Ads ---