Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Maxaa ka jira in kun ka tirsan ciidanka Ukraine ay isku dhiibeen Ruushka (Sawirro)

Dowlada Ruushka ayaa sheegay in tiro ka badan kun askari oo ka tirsan ciidamada badda ee Ukraine ay iska soo dhiibeen magaalada la go’doomiyay ee Mariupol.

Suxufifiyiinta wakaaladda wararka ee Reuters ayaa arkay holac ka kacay warshado waaweyn oo birta ama xadiidda lagu sameeyo halkaas oo ciidamada baddu ay difaac kaga jireen.

Telefishinka Ruushka ayaa soo bandhigay sawirro uu ku sheegay in ay ahaayeen ciimada badda Ukraine iyo shaqaalaha warshadaha xadiida iyo nuxaasta oo isa soo dhiibay.

Mid ka mid ah la tileyeyaasha sar sare ee Madaxweyne Zelensky, ayaa sheegay in magaaladu ay wali gacantooda ku jirto.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Al-Azhar Al-Shariif oo dalalka Islaamka ugu baaqay iney u midoobaan dagaalka Israel

Caydiid Ali

Ciidamo lagu xoojinayo amniga Muqdisho oo Tababar loo soo xiray (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Dab saaka ka kacay Magaalada Kismaayo & Wararkii ugu dambeeyey (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---