Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Guddiga soo xulista ergada labo kursi oo Jowhar lagu dooranayo oo la shaaciyay

Guddiga Hirgalinta Doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Ergada dooraneysa labada kursi ee tirsigoodu yahay HoP024 iyo HoP106 kuwaa oo  lagu dooranayo magaalada Jowhar.

Doorashada labadan kursi ee la shaaciyay odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka e soo xulaya ayaa lagu wadaa in doorashadooda ka dhacdo magaalada Jowhar 14-ka bishan oo ku beegan maalinta khamiista.

Kuraastan doorashadooda la shaaciyay ayaa waxaa ku kala fadhiya HOP024 C/qaadir Caraboow Ibraahim oo mar kale u tartamaya iyo sidoo kale kursiga kale ay ku fadhisay Mina Xasan Shibis ee HOP106.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com 

https://www.youtube.com/watch?v=E9hAS0eRiug&t=52s

Related posts

IMF oo warbixin xasaasi ah ka soo saartay dhaqaalaha Somalia

Caydiid Ali

Madaxtooyadda Somaliland oo War kasoo saartay Iskaashiga ay la yeelaneyso Mareykanka

Cabdi Cade

Midowga Yurub oo go’aan kama dambeys ah ka qaatay shidaalka laga keeno Ruushka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---