Guddiga hirgelinta doorashada heer federaal ayaa shaaciyay magacyada in ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo, kuwaa oo lagu soo kala doortay dowlad goboleedyada dalka.
Xildhibaanada shahaadada qaatay ayaa u badan kuwa lagu doortay dowlad goboleedyada Galmudug, Puntlnad, Hirshabelle iyo kuwa kasoo jeeda Gobolada Waqooyi , waxaana Koonfur Galbeed ilaa hada ka qaatay ilaa saddex Xildhibaan oo kaliya.
Guddiga doorashada heer federaal ayaana wali wada shahaado siinta xildhibaanada labada aqal, waxaana la filayaa marka ay soo dhamaato shahadao siinta Xildhibaanada la dhaariyo xildhibaanada shahaadada qaatay.
Halkan ka Akhriso magacyada 193-da Xildhibaan ee shahaadada qaatay
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com