Waxaa maalintii afraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS.
Ra’iisul wasaare Kuxigeenka JFS ayaa maanta qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxayna Guddoomiyaha Guddiga ka wada hadleen dardargelinta Doorashada iyo ka dhabeynta Jadwalka Doorashada ee Guddiga FEIT. Waxa uuna bogaadiyey shaqada baaxadda leh uu guddigu qabtay inta shaqadu socotay dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay.
Hoos ka akhriso magacyadooda:
- Abdirashid Mohamed Hidig GSH#072
- Said Mohamed Ali GSH#093
- Iftiin Hassan Iman (Baasto) AS#04
- Sadak Omar Mohamed (Saadaq-Joon) GSH#248
- Osman Ali Yusuf GSH#198
- Abdullahi Sheikh Ismail AS#02
- Muse Sudi Yalahow AS17
- Abdihakim Moalim Ahmed AS#13
- Qali Ali Shire GSH#060
- Sadiq Abdullahi Abdi GSH#092
- Maryan Farah Kahiye AS#08
- Ahmed Mohamed Said AS#41
- Mahdi Mohamed Gulaid
- Mohamed Adam Dini GSH#036
- Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50
- Said Ali Muse GSH#027
- Ismail Shire Jama GSH#142
- Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075
- Abdikani Gelle Mohamed AS#44
- Abdullahi Farah Mire GSH#228
- Abdullahi Mohamed Jama GSH#191
- Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53
- Farhiya Yusuf Omar GSH#121
- Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128
- Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220
- Khadra Ahmed Mohamed GSH#174
- Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158
- Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221
- Ali Mahdi Mohamed GSH#169
- Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222
- Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190
Marka tirada maanta lagu daro xildhibaanadii horey u qaatay shahaadada waxay wadartooda guud noqoneysaa 163 mudane, waxaana weli socda qaadashada shahaadada.
https://www.youtube.com/watch?v=C7HqZlLNE2s