Guddiga doorashada heer federaal ayaa shaaciyey tirada xildhibaanada labada aqal ee maanta qaatay shahaadada Xildhibaanimo
Qoraal ka soo baxa gudigga ayaa sheegay in Guud ahaan Xildhibaanada labada Aqal ee qaatay shahaadada Xildhibaanimo ay tiradoodu tahay 54 waxayna kala yihiin:
- Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038
- Yusuf Gelle Ugas GSH#026
- Mohamed Ali Omar (Caanonuug) GSH#108
- Mustaf Sheikh Ali Dhuhulow GSH#049
- Mohamed Harun Abdullahi GSH#208
- Mohamed Abdi Hayir Mareye GSH#225
- Abdirahman Mohamed Sheikh GSH#010
- Abdinasir Haji Shirwa Mohamed GSH#004
- Abdirisaq Abdullhi MoalimGSH#063
- Abdirizak Omar Mohamed GSH#011
- Mohamed Omar Aimoy GSH#005
- Mohamed Nur Abukar GSH#265
- Abdi Ahmed Dhuhulow-Dhegdheer AS#011
- Jawaahir Mohamed Ahmed GSH#001
- Qaali Ahmed Diiriye GSH#096
- Nuuriya Adan Ciise GSH#212
- Muse Said Jama GSH#263
- Ahmed Abdi Kooshin GSH#205
- Hirsi Adan Roble GSH#101
- Abdi Hassan Awale Qaybdiid AS#015
- Mohamed Ibrahim Ali -Cajiib GSH#064
- Nadra Salah Abdi GSH#257
- Duniya Mohamed Ali AS#014
- Qaladla Cali Cawaale GSH#017
- Mohamed Ibrahim Cabdi GSH#206
- Omar Shariif Mohamed GSH#266
- Omar Ali Abdi GSH#035
- Mohamud Abdulkadir Haji GSH#084
- Mohamed Ali Xagaa GSH#268
- Mahad Mohamed Salad GSH#147
- Abdisabir Nur Shurie GSH#071
- Dahabo Susow Mohamud GSH#088
- Adar Ali Mohamed GSH#081
- Bilal Idris Abdullahi AS#038
- Suleyman Ali Hussein GSH#260
- Ali Mohamud Adam GSH#240
- Hussein Qasim Yusuf GSH#043
- Zamzam Mohamed Omar GSH#253
- Muse Ahmed Ismail GSH#076
- Abdirahman Mohamed Mohamud GSH#095
- Ali Mohamed Omar GSH#115
- Daahir Amiin Jeesoow GSH#030
- Abdikariim Abdow Heydar GSH#252
- Khalif Abdi Omar GSH#032
- Mariam Aweis Jama GSH#113
- Jama Mohamed Askar GSH#254
- Dr. Mohamed Elmi Ibrahim GSH#218
- Shamso Elmi Hassan GSH#020
- Marwa Abdibashir Hagi Ali GSH#234
- Dr. Elmi Mohamud Nur GSH#214
- Faaiza Mohamed Jeyte GSH#048
- Muhamed Hussein Abukar GSH#055
- Aidarus Salah Yusuf GSH#224
- Saed Abdi Hussein AS#039
“Waxaan bogaadinaynaa dhammaan inta qaadatay Shahaadada ee sida wanaagsan u dhowrtay waqtiga, waxaana ku boorrinaynaa Xildhibaanada kale inay nagala shaqeeyaan ilaalinta waqtiga si aan uga dhabeyno ilaalinta waqtiga ku asteysan Jadwalka dhammeystirka Doorashada” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Guddiga doorashada.
https://www.youtube.com/watch?v=-fFBgs42Z-M