Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Habraaca doorashada labo ka mid ah kuraasta Hirshabelle oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga Hirgelinta Doorashada Hirshabelle ayaa waxaa uu shaaciyay Guddiga Xulista Ergada iyo Jadwalka cusub ee labo ka mid ah afarta kursi ee ka dhimanaa Kuraasta taalla degaan doorashada 2aad ee Magaalada Beladweyne.

Guddiga ayaa xusay 01/04/2022 oo maalinta beri ku beegan inay tahay Diiwaangelinta ergada iyo Murashixiinta, halka 02/04/2022: la qaban doono doorashada kuraasta kala ah.

HOOS KA AKHRISO HABRAACA DOORASHADA LABADA KURSI

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Qiimeyn: Madaxdii ugu fiicnayd & kuwii ugu xumaa ee soo maray Somalia

Caydiid Ali

Culimada Al-Shabaab oo fatwo ka soo saaray Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur

Caydiid Ali

Wasiir booqday Jiida hore ay ku sugan yihiin Ciidamada Puntland (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---