Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shaqada dib ugu celiyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Cabdi Mohamed Jaamac (Cabdi Waayeel)
Wasiirkan ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay bishii May ee sanadkii horeĀ ka dib markii uu si xun u maamulay dhismaha golaha deegaanka Balanbale taasoo xiisad weyn ka dhex dhalisay beelaha degmadaas wada dega, lamana oga sababta uu Qoorqoor uu sanad ka dib mar kale xilkiisa ugu celiyey Wasiir Waayeel.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA DIB LOOGU MAGACAABAY:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com