Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Hirshabelle oo shaacisay doorashada 4 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Xildhibaanada golaha shacabka Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne.

Kuraasta la shaaciyey ayaa sumadoodu waxay tahay HOP058, HOP019, HOP059, HOP039 sida ku xusan qoraal uu soo saaray guddiga oo sidan u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Sheekh Aadan Madoobe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Anita Gbeho (Sawirro)

Cabdi Cade

Xildhibaan ku geeriyooday Muqdisho iyo Shiikh Aadan Madoobe oo ka hadlay

Caydiid Ali

Booliska DF oo xiligii salaada Jimcaha xiray Masaajidada Muqdisho qaarkood

Caydiid Ali
Taboola Ads ---