La Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha Somalia Avv. Cumar Dhagey ayaa sheegay inuu jiro tuhun weyn oo ku saabsan in dilka Xildhibaanad Aamino uu la xiriiro Kiiska Ikraan Tahliil
Avv. Cumar Dhagey ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ku yiri “Waxaan tuhunsanahay in Xildhibaan Aamino dilkeeda lala xiriirin karo kiiskii Ikraan iyo dadkii lagu eedeeyay”
HOOS KA AKHRISO QORAAL UU SOO DHIGAY BARAHA BULSHADA OO DHAMEYSTIRAN