Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maalinta la dhaarinayo Xildhibaanada cusub ee Golaha shacabka oo la shaaciyey

Guddiga doorashada heee federaal ayaa soo saaray caawa jadwal cusub oo ku shaqeyn doono, maadaama maanta oo taariikhdu tahay 15-ka Maarso ay ku ekeyd mudadii ay golaha wadatashiga qaranku u qabteen in lagu soo afjaro doorashada xubnaha golaha shacabka.

Guddiga ayaa qoraalkiisa ku cadeeyey jadwalka cusub ee geeddi socodka doorashada, waxaana qoraalka lagu xusay in ugu dambeyn 14ka bisha soo socota ee Abriil la dhaarinayo xildhibaanada cusub ee golaha shacabka.

HOOS KA AKAHRISO JADWALKA CUSUB IYO GEEDDI SOCODKA DOORASHADA

https://www.youtube.com/watch?v=WmTPr1fIxDQ

Related posts

Muwaadin kale oo Soomaaliyeed oo si arxan darro ah loogu dilay dalka Canada

Cabdi Cade

Madaxweynaha Jubbaland oo Dalacsiiyay Sargaalad Miski Maxamed Cali (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Dhimashada Dhulgariirkii Turkiga oo dhaaftay 1,500 iyo Wararkii u dambeeyey (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---