Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Jubbaland oo War ka soo saartay xiliga la bilaabayo doorashada kuraasta Garbaharey

Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay in doorashada 16ka kursi ee taalla magaalada Garbahaarey lagu qabanayo muddo labo todobaad gudahood.

Qoraalka ay soo saareen guddiga laguma caddeyn inay ka dhaceyso Garbahaarey oo aheyd deegaan doorashada labaad ee Jubbaland, iyadoo wararka qaar sheegayaan in Jubbaland qorsheynayso in doorashada kuraastan ay ku qabto meel Garbahaarey ka baxsan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

https://www.youtube.com/watch?v=WmTPr1fIxDQ

Related posts

Jubbaland oo War cusub ka soo saartay xaalada gobolka Gedo, dowladana ku eedeysay..

Caydiid Ali

(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey caleemo saarka RW Abiy Ahmed

Caydiid Ali

Khayre oo Qaabilay Maamulaha Guud ee Guddiga Badbaadada Caalamiga (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---