Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa ku wargeliyaY Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed SEIT inay hakiyaan doorashada kursiga HOP204 inta laga saxayo habraaciisa.
Kursigan waxaa ku fadhiya, markalena doonaya inuu u tartamo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Abdulkadir Mohamed Nur (Jaamac)
Hoos ka akhriso qoraalka guddiga