Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddiga doorashada heer federaal oo hakiyey doorashada Saddex kursi (Sababta)

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa sheegay in la hakiyey doorashada 3 ka mid ah kuraasta golaha shacabka oo degaan doorashadoodu tahay Hirshabelle.

“Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal wuxuu bulshada Soomaaliyeed iyo Daneeyeyaasha Doorashada ku wargelinayaa in la hakiyey kuraasta tirsigoodu kala yahay HOP010, HOP030 iyo HOP066 inta laga saxayo habraacooda” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay guddiga oo sidan hoose u qornaa:-

Related posts

Madaxweyne Deni oo Weerar ku qaaday madaxda dalka kana horyimid go’aannadii golaha…

Cabdi Cade

(Sawirro) Sidee Xassan Shiikh oo loogu soo dhoweeyey Magalada Dhuusamareeb?

Caydiid Ali

Haweeney saaka lagu dilay Muqidsho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---