Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowlada Soomaaliya oo War ka soo saartay sare u kaca ku yimid Qiimaha shidaalka (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa kagu sheegay inay si dhow ula socdaan sare u kaca ku yimid qiimaha shidaalka, isla markaana ay dadaal ku bixinayaan la socodka isbadalka.

Wasaarada ayaa sheegtay in qiimo kororkan uu yahay mid ka jira suuqyadda caalamiga ah uuna sababay dagaalka u dhexeeya Ruusha iyo Ukraine.

”Waxaan ganacsatada Soomaaliyeed ee keenta Shiidaalka fareynaa in Dadweynaha Soomaaliyeed ee isticmaala Shidaalka gaar ahaan gaadiidleyda, Shirkadaha Korontada iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada ay si naxariis leh oo ay ku jirto dal jaceyl iyo damqasho ay ula macaamilaan” ayaa lagu yiri qoraalka wasaarada oo sidan hoose u qornaa:-

 

Related posts

Sababaha ay Itoobiya iskugu dhejineyso degaanka K/Galbeed

Caydiid Ali

Taariikh Nololeedka Gudoomiye ku-xigeenka cusub ee Maamulka G/Banaadir

Caydiid Ali

Xassan Shiikh: “Ciidamada DF ayaa na soo weeraray aniga iyo Shiikh Shariif”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---