Qoraal kasoo baxay Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta maamulka Somaliland ayaa shaqada looga joojiyay lix kamid ah Hay’adaha ka howl gala Deegaanada maamulkaasi.
Hay’adahan shaqada laga joojiyay ayaa lagu eedeeyay in aysan la imaan wax qabad muuqda, waxa ayna Wasaarada sheegtay in dabagal iyo wadatashiyo kadib go’aansadeen in Hay’adahan shaqada laga joojiyo.
           Halkan ka Akhriso Qoraalka Shaqo joojinta
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com