Guddiga hirgelinta doorashada koonfur galbeed ayaa waxay shaaciyeen doorashada lix 6 kursi oo ka dhaceysa magaalada Baydhabo sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Guddigan.
Kuraasta la shaaciyay waxaa ku jira Kursiga 261 oo ah kursi uu mudo dheer xildhibaan ku ahaa Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed
Koonfur galbeed oo laga soo doorto xildibaano ka badan 60 ayaa soo gebagebeysey doorashada degmada Baraawe oo aheyd degaan doorashadii labaad, waxaana haatan gebogebo ku dhow kuraasta taalla Baydhabo.
HOOS KA AKHRISO KURAASTA LA SHAACIYEY IN LA DOORANAYO
https://www.youtube.com/watch?v=DzqDcCLIrZs