Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn lama filaan ah ku sameeyay golaha wasiirada ee maamulkiisa.
Wareegto goor dhoweyd ka soo baxday xafiiska Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in baahi degdeg ah oo loo qabo dardar gelinta howlaha fulinta dowlad Goboleedka Jubaland awgeed in isku bedel ku sameeyay 11 xubnood oo ka mida Golaha wasiirada Jubbaland.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com