Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa  shaaciyay habraaca doorashada lix ka mid ah kuraasta baarlamaanka ee lagu dooran doono magaalada Baydhabo.
Shir ay khamiistii Golaha Wadatashiga Qaran ku yeesheen aaladda fogaan aragga ee Zoom ka ayaa la isku afgartay in doorashada baarlamaanka la soo gabagabeeyo ugu dambeyn shan iyo tobanka Maarso.
HOOS KA AKHRISO JADWALKA