Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo go’aan kasoo saaray Dacwada kursiga HOP045

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee heer federaal ayaa caawa go’aan kama dambeys ah kasoo saaray dacwad laga gudbiyay kursiga sumadiisa tahay HOP#045 oo dhawwaan lagu doortay magaalada Baraawe.

Kursigan horey ugu Wasiirka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa mar kale loo diiday in uu u tartamo, waxaana wasiirka iyo musharax kale kursigan ka gudbiyeen dacwad ku aadan in aan habraac sax ah loo marin doorashadiisa.

Guddiga xallinta khilaafaadka doorashada oo kiiska baaritaanka iyo go’aan ka gaarista kursigan muddo ku qaadatay ugu dambeyn cadeeyeen in kursigan loo maray habraaca loo dejiyay doorashada dadban uuna fasax yahay kursigaasi.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Sarkaal lagu dilay magaalada Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Madaxweyne Mustafa Akinci (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Rugaha Ganacsi ee dowlad Goboleedyada oo beeniyay war kasoo baxay Rugta Ganacsiga

Cabdi Cade
Taboola Ads ---