Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Kursiga uu ku fadhiyo Prof Ibbi iyo kuraas kale oo la dooranayo oo la shaaciyay

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada afar kursi oo katirsan gollaha shacabka oo lagu wado in dhawwaan lagu doorto magaalada Baydhabo.

Kuraastan la shaaciyay ayaa kamid ah 19-kursi oo wali ku harsan maamulka Koonfur Galbeed, waxaana kuraasta lagu dooranayo magaalada Baydhabo qaarkood ku fadgiyay siyaasiyiin caan ah.

Akhriso afarta kursi ee la shaaciyay waxaa horey ugu fadhiyay

1: Hop#275 oo uu hadda ku fadhiyo Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Xasan.

2: Hop#230 oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay uu ku fadhiyo Pro, Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim (IBBI).

3:Hop#183 oo uu ku fadhiyo Sandheere Maxamed Iftin.

4: Hop#178 oo uu ku fadhiyo Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed Amar-dambe.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=2cGBYj_Ys0U&t=4s

Related posts

Bangiga dhexe oo markii ugu horraysay bixiyey ruqsadda adeegga lacagaha taleefanka (Sawirro)

Cabdi Cade

Ciidamo Kumaandoos ah oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Wariyaal ku dhaawacmay qarax oo la keenay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---