Jaamacadda Jazeera oo ku caan baxday Aqoon tayeysan & Akhlaaq wanaagsan waxay ogeysiineysaa dhammaan ardayda dhameysatay dugsiyada sare in ay Jaamacaddu qaadaneyso arday cusub sanad waxbarashadeedka 2018/2019.
Hadaba Kulliyadaha ay Jaamacadda Jazeera idin heyso waxaa ka mid ah:-
1. Faculty Of Medicine and Surgery (MBBS)
2. Faculty Of Engineering & Technology
3. Faculty Of Geology
4. Faculty Of Agro-veterinary Science.
a) Bachelor of Agriculture b) Bachelor of Veterinary Medicine
5. Faculty Of Health Science a)
Bachelor Of Medical Laboratory Science b) Bachelor Of Nursing c) Bachelor Of Midwifery d) Bachelor of Clinical Medicine
6. Faculty Of Public Health.
7. Faculty Of Computer Sciences and Information Technology (IT)
8. Faculty Of Economics and Business Management.
9. Faculty Of Education a) Bachelor Of Biology and Chemistry b) Bachelor Of Physics and Math. c) Bachelor Of Arabic and Islamic Studies d) Bachelor Of Islamic Study & IT e) Bachelor Of Math & IT
Jaamacadda jazeera Waxay u diyaarisay ardayda labab casri ah oo aan noocooda wadanka oolin si xirfadda aqontooda sare loogu qaado sida:
1) Medical Labatory (Sheybaar Caafimaad oo dhamaystiran)
2) Medical Lab Model skills
3) Engineering Lab
4) Agricultural and Veterinary Lab
5) Computer Engineering Lab Waxay ardayda ku samayn doonaan lababkaas practical joogto ah & Tijaabooyin.
Hadaba is diiwaan gelintu waxay ka socotaa dhamman xarumaha Jaamacadda Jazeera Xarunta 1aad: Inta u dhaxeysa isgoyska Banaadir & isbitaalka Digfeer dhabarka dambe Karma Hotel, Xarunta 2aad : Dhabarka dambe Seey-Biyaano agagaarka warshadda biyaha Jiima, Xarunta 3aad Agagaarka Km5 Dhabarka dambr ee Ex Hotel Amiira
Waxii Faah Faahin ah kala Xiriir
0618111140 / 0617747408 / 0617747409
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com