Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Doorashada kuraastii tiilay magaalada Dhuusamareeb ayaa la soo gebagebeeyey maanta, iyadoo Galmudug uu noqonayo maamul goboleedkii 3aad ee shaaciya doorashada degaanka labaad.
Kuraasta la shaaciyay waxaa ka mid ah kursiga HOP069 oo uu ku fadhiyo Xildhibaan C/raxmaan Odawaa oo ka mid ah kuraasta sida weyn isha loogu hayo oo tartankiisa ka dhaxeeyo Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha C/raxmaan Odawaa iyo Wasiirka Ku-xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Al-Cadaala oo kursigaas daneynaya
HOOS KA AKHRISO KURAASTA GAALKACYO
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
https://www.youtube.com/watch?v=F3mts6i6Z2I