Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland ayaa maanta ku qabtay magaalada Muqdisho tartanka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka.
Dhamaan ergadii ka qeyb qaadatay doorashadii maanta ka dhacday Muqdisho ayaa ku codeeyey gacantaag ka dib markii musharaxiintii malxiiska ahaa ay shaaciyeen iney tanaasuleen.
Xildhibaanada maanta ka soo baxay magaalada Muqdisho ayaa waxay kala yihiin:-
1- Cabdilaahi Maxamed Cabdi
2- Nuuriya Aadan Ciise
3- Dr. Maxamed Xasan Maxamed
4- Faadumo Ismaacil Xuseen
5- Sahra Yuusuf Cige
6- Caydaruus Saalax Yuusuf
7-Nuuradiin Cabdilaahi Coljoog
Daawo Sawirada xildhibaanada la doortay
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com