Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Jadwalka doorashada Xildhibaanada Banaadiriga oo la shaaciyey (Akhriso)

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Banaadiriga ayaa ku dhawaaqay Jadwalaka doorashada 5ta kursi ee beelaha banaadiriga ku matali doona Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Magaalada Mogadishu.

Doorashada xildhibaanada banaadiriga ayaa la qorsheeyey in la qabto 21ka bishan, waxaana u taagan musharaxiin badan oo iskugu jira kuwii horey kursiga ugu fadhiyey iyo qaar cusub oo doonaya iney kala wareegaan.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA BANAADIRIGA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dil dad badan ka naxeen oo xalay ka dhacay xaafad katirsan magaalada Muqdisho

Cabdi Cade

Cumar Filish oo ku dhawaaqay go’aan cusub & Mungaab oo ka hadlay xaqiiqada Xamar taalla

admin

Maxaa nooga baxay heshiiska siyaasadeed ee hannanka cadaaladda iyo asluubta  ee lagu saxiixay Jowhar ?

Cabdi Cade
Taboola Ads ---