Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo hakiyey doorashada 4 ka mid ah kuraasta golaha shacabka

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa hakiyay Qabashada Doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee HOP246, HOP264, HOP224 iyo HOP242 oo dhamaantood ka tirsan kuraasta xubnaha gobolada woqooyi ka dib markii dacwad laga soo gudbiyey.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA OO DHAMEYSTIRAN

Related posts

FBI-da oo dabagal ku heysa kooxdii jabsatay baraha Twitterka shaqsiyaad caan ah

Caydiid Ali

Guddiga Doorashada oo War kasoo saaray Musharaxiinta Wajiga Qarsanaya

Cabdi Cade

Baasabooro uu lahaa Donald Trump oo la qaatay iyo Carro xoogan oo ka dhalatay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---