Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xoghayihii Guud ee guddiga doorashada Qaranka oo shaqada laga eryey (Sababta)

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka  Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha Guud ee Guddigaas u magacaabay mudane C/raxiim C/casiis Aadam ka dib markii uu xilka ka qaaday xoghayihii hore C/shakuur Daauud Maxamed.

Masuulka xilka laga qaaday ayaa loo magacaabay xubin ka mid ah Guddi-Hoosaadka hawlgalka Doorashooyinka, Waxaana masuulkam lagu eedeeyey inuu soo saaray go’aano iyo qoraalo aan lala ogeyn..

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Related posts

Qoorqoor oo shacab fara badan kula tukaday Masjidka degaanka Baxdo (Sawirro)

Caydiid Ali

Al-Shabaab oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray NISA ee la xiriiray dilka Madaxda DF

Caydiid Ali

Dowlada Itoobiya oo war ka soo saartay sababta loo xiray Jawar Mohamed

Caydiid Ali
Taboola Ads ---