Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddiga doorashada Hirshabelle oo dib u saxay qoraalkii lagu shaaciyey kuraasta Baladweyne

Guddiga hirgelinta doorashada Hirshabeelle ayaa soo saxay qoraalkii ay caawa ku shaaciyeen 13 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taalla Magaalada Beledweyne.

Guddiga ayaa ka saaray bogga ay ku leeyihiin Facebook qoraal ay saacado ka hor soo geliyeen ka dib markii lagu soo daray kursi qalad ah oo summadisu tahay HOP061 kaasoo dhowaan lagu doortay magaalada Dhuusamareeb.

Hoos ka akhriso qoraalka cusub ee Guddiga

Related posts

Taliyaha Ciidamada Uganda oo booqasho ku maray degaano ka tirsan K/Somalia (Sawirro)

Caydiid Ali

Somaliland iyo Puntland oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Ciidamada Eritrea oo weerar culus ku qaaday Tigrey iyo Jabhada TPLF oo ka hadashay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---