Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddiga doorashada Galmudug oo dib u dhigay kursi ka mid ah Golaha shacabka

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyey in dib loo dhigay doorashada kursi ka mid ah golaha shacabka oo degaan doorashadiisu tahay magaalada Dhuusamareeb.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in kursiga tirsigiisu yahay HOP053 oo dib loo dhigay inta laga soo dhameystirayo habraaca doorashadiisa, waxaana kursigan isku soo sharaxay 7 haween ah.

Hoos ka akhriso qoraalka guddga

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Garsoorayaal Soomaali ah oo loo xushay dhexdhexaadinta Ciyaaro caalami ah (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Ciidamo Daacad u ah Gen Haftar oo Dhowr Jiho ka galay magaalada Tripoli (Sawirro)

Cabdi Cade

Yaa go’aaminaya halka ay ka howlgalayaan ciidanka AUSSOM

Cabdi Cade
Taboola Ads ---