Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Jadwalka doorashada qeybta labaad ee kuraasta taalla Baraawe oo la soo saaray

Guddiga hirgelinta doorashada Koonfur galbeed ayaa waxay shaaciyeen jadwalka doorashada 13 kursi oo ka tirsan golaha shacabka kuwaasoo deegaan doorashadoodu tahay degmada Baraawe.

Kuraasta jadwalkooda la shaaciyey ayaa ah qeybtii labaad ee degaan doorashadoodu tahay Baraawe iyadoo horey loogu qabtay degmadaas doorashada 13 kursi oo aheyd qeybtii koowaad.

Akhriso jadwalka qeybta labaad

Related posts

Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degaan ka tirsan Maamulka Puntland

Caydiid Ali

Gaari lagu weeraray goob ay ka socotay Bandhig Faneed dalka Holland (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Dowlada uu hada Hogaamiyo Farmaajo oo lagu tilmaamay Mid fowdo iyo Qas u taagan

Cabdi Cade