Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

K/Galbeed oo war cusub ka soo saartay kuraasta lagu dooranayo degmada Baraawe

Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa 13 kursi oo horey guddigu u sheegay kuwaasoo deegaan doorashadoodu tahay degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dad ka badan boqol qof oo dhintay xili ay ku sii jeedeen Qaarada Yurub

Caydiid Ali

Aadan Madoobe & wafdigiisa oo soo gebagebeeyey booqashadii Sacuudiga (Sawirro)

Caydiid Ali

Garoobtii Cadaanka aheyd oo ka baxsatay Soomaaliya kadib markii uu furay ninkii qabay !

Cabdi Cade
Taboola Ads ---