Allbanaadir.com
NEWS

Odayaasha iyo Bulshada soo xuleysa Ergada kuraasta Hop263 iyo HOP241 oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 2 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Mogdisho.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed Somaliland ayaa lagu shaaciyay magacyada xubnaha soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta tirsigoodu yahay Hop263 iyo HOP241 oo isbuucan Muqdisho lagu dooranayo.

Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ku matalaya gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa si dardar leh uga socota Muqdisho, waxa ayna Gobolada Waqooyi noqdeen kuwa ilaa hada doortay xildhibaanada ugu badan ee gollaha shacabka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Muxuu salka ku hayaa Isbaheysiga cusub ee dhexmaray Farmaajo & Cumar Filish?

Caydiid Ali

Mashruuc cusub oo laga hirgalinayo deegaannada Puntland

Cabdi Cade

Ciidamo huwan ah oo fuliyay howlgal lagu dilay saraakiil badan oo katirsan Al Shabaab

Cabdi Cade
Taboola Ads ---