Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada kuraasta taalla Baraawe

Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi oo ka tirsan Golaha shacabka kuwaasoo degaan doorashadoodu tahay degmada Baraawe.

Maamulka Koonfur galbeed ayaa noqonaya dowlad goboleedkii ugu horeeyey ee doorasho ku qabta deegaan doorasho labaad.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA LA SOO SAARAY

https://www.youtube.com/watch?v=e6njH4RN1vM

Related posts

Hogaamiyaha TPLF oo digniin kama dambeys ah siyey dowlada Itoobiya

Caydiid Ali

Qaybtii 2aad :- Xusuustayda Waxqbadkii Xassan Cali Khayre intii aan Joogay Xafiiskiisa

admin

Shirkadaha Caalamiga oo looga digay gadasha Xirmooyinka Shidaalka Somalia (War Saxaafadeed)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---