Guddiga doorashooyinka Hirshabelle (SEIT) ayaa sheegay inuu dib u dhac ku yimid doorashada labada kursi ee kala ah Hop#070 iyo Hop#115 ee guddigu horay u shaaciyay kadib markii Guddiga Xulista Ergada ee labada kursi aan laga helin labadii jufo ee lahayd.
“Guddiga Doorashooyinka Hirshabelle ayaa dib umadda Soomaaliyeed ula wadaagi doono Jadwalka oo cusub Inshallah” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay guddiga oo sidan hoose u qornaa:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com