Cutubyo ka tirsan ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee GorGor ayaa dhoolatus ku saabsan waxa loogu yeero argagaxiso la dirirka ku soo bandhigay magaalada Isparta ee dalka Turkiga.
Ciidanka ayaa soo bandhigay tababar ku saabsan habka kooxahan loo ugaarsado marka ay dhismeyaasha ku dhuuntaan iyo qaabka loo ciribtiro marka ay weeraraan goobaha dadka rayidka ah ay degan yihiin.
Farsamooyinka ciidankaan ay barteen ayaa waxaa ka mid ah, in kooxahan lala dagaalamo, iyadoo dadka ay heystaan laga badbaadinayo
https://www.youtube.com/watch?v=OmzK7b1jD5I&t=240s